Agabyada koorsada

Halkan ka hel dhammaan agabyada Koorsada Isbeddel Sameeyayaasha ee Deegaanka!

Agabyada koorsada waxay ka kooban yihiin hagaha fududeeyaha iyo agabyada la socda ee kulan kasta sida PowerPoints, kaararka ciyaarta, boorarka iyo qoraallada bandhigga.

Hagaha fududeeyaha wuxuu ka kooban yahay 3 walxood:

Qeybta 1: Sida loo isticmaalo agabyada 
Hordhac ku saabsan agabyada, sida loogu diyaar garoobo kulumada iyo talooyin ku saabsan fududeynta iyo ka jawaabista su’aalaha adag.

Qeybta 2: Qorshayaasha kulanka 
Sharaxaad faahfaahsan oo kaa caawinaysa in aad socodsiiso dhammaan layliyada oo ay weheliso qoraallada bandhigga iyo sheekooyinka loo isticmaalo kulan kasta.

Qeybta 3: Agabyada Tixraaca 
Hoos waxaad ka heli doontaa xiriiriyeyaasha si aad u soo dejiso agabyada koorsada. Soo dejiso dhammaan agabyada hal fayl oo zip ah, keliya hagaha fududeeyaha ama faylal gaar ah oo loogu talagalay kkulan kasta.

Halkan guji si aad u soo dejiso hagaha fududeeyaha (faylka PDF)

Halkan guji

Halkan guji si aad u soo dejiso dhammaan agabyada koorsada (faylka ZIP)

Halkan guji

Koorsadan waxaa lagu heli karaa luqado badan – ka waran taada?

Dhammaan noocyada luqad

Raadi dhammaan agabyadayada tababarayaasha (Ingiriis ahaan)

Akhriso wax dheeraad ah
Waxaan jeclaan lahayn in aan maqalno waayo-aragnimadaada isticmaalka agabyada koorsada si aad isbeddel ugu sameyso bulshadaada.

Noo sheeg sheekadaada!

Foomka jawaab celinta